War deg deg ah: Dowladda Somalia oo war ka soo saartay xariga C/raxmaan C/shakuur Warsame

Dowlada federaalka Somalia ayaa markii ugu horeysay ka hadashay howlgalkii xalay ciidamada amaanku ka fuliyeen magaalada Muqdisho kaasoo lagu soo xiray C/raxmaan C/shakuur Warsame oo ah siyaasi si weyn u mucaaradsan dowlada. Afhayeenka Wasaaradda amniga Soomaaliya Cabdi Casiis Cali Ibraahim Xildhibaan oo goor-dhaw shir jiraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa sheegay in Ciidamada amaanka Soomaaliya … Continue reading War deg deg ah: Dowladda Somalia oo war ka soo saartay xariga C/raxmaan C/shakuur Warsame